Saraakiil iyo Ciidamo ka socda Puntland oo gaaray Jiida Dagaalka Mudug (Sawirro)

Saraakiil iyo ciidamo katirsan dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta gaaray deegaano kuyaala gobolka Mudug ee Galmudug gaar ahaan jiida hore goobaha ay isku hor fadhiyaan ciidamada Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Al Shabaab. Sida aan wararka ku helnay saraakiisha iyo ciidamada Puntlnad ayaa gacan ku siinaya ciidamada Galmudug iyo kuwa milatariga Soomaaliya dagaalka ka dhanka kooxda … Continue reading Saraakiil iyo Ciidamo ka socda Puntland oo gaaray Jiida Dagaalka Mudug (Sawirro)